Dowlada Kenya Maxaa Ka Raacay urur goboleedka IGAD !!!

Jimcihii November 29, 2019 waxaa magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu qabtay kulankii 13aad ee caadiga ahaa ee Uruur-goboleedka IGAD. Ururka waxaa la aasaasay 1986 si looga hortago abaaraha waxaana la oran jiray IGADD, balse waxaa loo rogay IGAD sanadku markuu ahaa 1996. Shirka oo ahaa kulankii ugu horeeyay ee caadi ah oo ay … Continue reading Dowlada Kenya Maxaa Ka Raacay urur goboleedka IGAD !!!